hankaagsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax hankaag la kulmay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hankaagsan

hankaagsanaan [m.f.dh]
eeg hankaagsan. ld hankaagsanaansho.

hankaagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hankaag-sanaan.

hanqaaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Qof hankaagsan noqosho. ld hanqaran².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg