hannaani
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax hannaan wanaagsan u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hannaani

hannaanin [m.f.dh]
eeg hannaani.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg