hanqaaran
(m.l)

1. Luggooyo. 2. ld han-qaarmid.

hanqaaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Qof hankaagsan noqosho. ld hanqaran².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanqaaran

hanqaarmid [m.f.dh]
eeg hanqaaran². ld hanqaaran¹, hanqaran¹, hanqarmid.

hanqaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld hanqaaran².

kala-hanqaaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Wax kala lumay oo aan dhammayn noqosho.

kala-hanqaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax kala lumay oo aan dhammayn ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg