hanqaji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof u caga-jugleyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanqaji ↴
hanqajin [m.f.dh]
eeg hanqaji. ld hanqajis.
hanqajis [m.l]
ld hanqajin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg