hanqalaal
(m.l) (-llo, m.dh)

Daloolka meesha sanka iyo afku isaga furanyihiin ku yaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanqalaal

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg