hanqaltaagid
(m.f.dh)

eeg hanqaltaag².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanqaltaagid

hanqaltaag [m.l]
1. Si wax fog loo arko hanqalka oo kor loo taago. 2. Wax aan helitaankoodu sahlanayn oo la higsado.

hanqaltaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
U h.: Wax aan helitaankoodu sahlanayn higsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg