hanqar
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Onkod, gugac. 2. Qarax, biriq.

hanqar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Cod weyn oo sida gugaca iwm oo kale ah bixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanqar

hangaraarac [m.l]
Cayayaan yaryar oo lugo badan leh, oogadiisuna leedahay girgiro, midabkiisuna yahay madow. ld hanqaraarac.

hanqaaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Qof hankaagsan noqosho. ld hanqaran².

hanqaarmid [m.f.dh]
eeg hanqaaran². ld hanqaaran¹, hanqaran¹, hanqarmid.

hanqaraarac [m.l] (-cyo, m.dh)
ld hanga-raarac.

hanqaran [m.l]
ld hanqaarmid.

hanqaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld hanqaaran².

hanqarid [m.f.dh]
eeg hanqar².

hanqarmid [m.dh]
ld hanqaarmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg