hantaaq
(m.dh)

meel cidla ah oo halis ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hantaaq

hantaaqayn [m.f.dh]
eeg hantaaqee. ld hataaqayn, hintaaqayn, nitaaqayn.

hantaaqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
1. Qof hantaarurrayn. 2. Wax dhibaato gaarsiin. ld hataaqee, hintaaqee, nitaaqee.

hantaaqo [m.dh]
1. Turaanturro. 2. Wax lagu turaanturroodo. 3. Dhibaato. ld hataaqo, hintaaqo, nitaaqo.

hantaaqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Hantaaqo la kulmid. ld hataaqoo, hintaaqoo, nitaaqoo.

hantaaqood [m.f.dh]
eeg hantaaqoo. ld hataaqood, hitaaqood, nitaaqood.

hataaqayn [m.dh]
ld hantaaqayn.

hataaqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qeysay)
ld hantaaqee.

hataaqo [m.dh]
ld hantaaqo.

hataaqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld hantaaqoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg