hantiggoosi
(m.l)

Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo faa'iidadaba dad gaar ahi leeyahay. ld hantigoosad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hantiggoosi

hantiggoosad [m.l]
ld hantiggoosi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg