hantihur
(m.l)

Hanti isku hallayn loo qaato iyadoo aan la isa siin.

hantihur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

ku hantihur: Hanti aan la isa siin si isku hallayn ah u qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hantihur ↴

hantihurid [m.f.dh]
eeg hantihur².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg