hantihurid
(m.f.dh)

eeg hantihur².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hantihurid ↴

hantihur [m.l]
Hanti isku hallayn loo qaato iyadoo aan la isa siin.

hantihur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ku hantihur: Hanti aan la isa siin si isku hallayn ah u qaadasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg