hanuuniye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Qof wax hanuuniya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanuuniye

hanuuni [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid dawga san ku toosin. 2. Dhaqan, figrad, ama aragti cid ku barbaarin. 3. Cid meel aanay garanayn tusid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg