hanuunsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax hanuunsan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanuunsan

hanuunsanaan [m.f.dh]
eeg hanuunsan. ld hanuunsanaansho.

hanuunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hanuunsa-naan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg