hanweyn
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

U h.: qab weyn lahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanweyn

fahmajab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay; -jebi)
Qof wax uu u hanweynaa waayey raallinnimodarro dareemid.

hanweynaan [m.dh]
eeg hanweyn. ld han-weynaansho, hanweyni.

hanweynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg hanweynow. 2. ld hanweyni.

hanweyni [m.dh]
Dareen qof ku dhaliya in uusan qaadan, waxyaabaha uu u qabo in aanay u qalmin; qab weyn leh. ld hanweynaan.

hanweynow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Qof hanweyni qaba noqosho.

himmajab [m.l]
Niyadxumo ku dhacda qof wax uu u hanweynyahay waayay. ld himmadjab¹.

himmajab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Qof wax uu u hanweynyahay waayey niyadxumo dareemid. ld himmadjab².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg