hanweynow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

Qof hanweyni qaba noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanweynow

hanweynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg hanweynow. 2. ld hanweyni.

hanweyn [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
U h.: qab weyn lahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg