haqab
(m.l)

Baahi, dan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haqab

dhaqabsasho [m.f.dh]
eeg dhaqabso.

dhaqabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Carrabka wax ku cabbid.

hanqabtirid [m.dh]
eeg haqabtir². ld haqabtir¹.

haqabbeel [m.l]
Baahibeelidda wax laga baahibeelo. ld haqabbeelid.

haqabbeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Ka h.: wax inta looga baahanyahay ka qaadasho.

haqabbeelid [m.f.dh]
eeg haqbbeel². ld haqqabbeel¹.

haqabtir [m.l] (-ray, -rtay)
ld haqabtirid.

haqabtir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid baahi tirid.

noolow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laaday, -laatay)
1. Wax cumri dheer yeeshay noqosho (nafley). 2. Cid barwaaqoobid. 3. Ka n.: wax ka haqab beelid (cid). 4. Ku n.: cid wax kale nolosheedu ku xirantahay noqosho. 5. Ku n.: cid meel deggan noqosho.

haq [m.dh]
Harraad iyo gaajo badan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg