haqad
(m.l) (-dyo, m.dh)

1. Cad yar, beer ka mid ah oo qof maalin fali karo. 2. ld haqasho. 3. Qarar dhaadheer oo xeebaha ku yaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haqad

dhaqad [m.l]
ld dhaqasho.

faradhaqad [m.l]
ld faraxalasho.

haqasho [m.f.dh]
eeg haqo. ld haqad (2).

shaqad [m.l] (-do, m.dh)
Sh. leh: ri'midab bar madow iyo bar cad isugu jira leh.

haq [m.dh]
Harraad iyo gaajo badan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg