hardaf
(m.l)

1. Nooc orodka fardaha ka mid ah. 2. ld hardafid.

hardaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

Si hardaf ah u ordid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hardaf

haawis [m.l]
1. Hardaf dheer. 2. ld haawin.

hardafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si hardaf ah faras u ordisiin.

hardafid [m.f.dh]
eeg hardaf². ld hardaf¹ (2).

hardafin [m.f.dh]
eeg hardafi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg