hardafi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Si hardaf ah faras u ordisiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hardafi

hardaf [m.l]
1. Nooc orodka fardaha ka mid ah. 2. ld hardafid.

hardafid [m.f.dh]
eeg hardaf². ld hardaf¹ (2).

hardafin [m.f.dh]
eeg hardafi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg