hardafin
(m.f.dh)eeg hardafi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hardafin ↴
hardaf [m.l]
1. Nooc orodka fardaha ka mid ah. 2. ld hardafid.
hardaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Si hardaf ah u ordid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg