hareeree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

Wax dhinac kasta ka marid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hareeree

hareerayn [m.f.dh]
eeg hareeree.

hareer [m.dh] (-ro, m.l)
Dhinac; barbar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg