hareereysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax hareer kasta looga meersan yahay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hareereysan

caad [m.dh]
1. Meel dhagax ballaaran oo siman leh oo ciid ku hareereysantahay oo biyaha celisa. 2. C.daas joog/c.daas mar: wax buux ah (weel); qof fiican.

berrin [m.l] (-nno, m.dh)
Meel bannaan, dhir ku hareereysan oo degaan ku habboon, ruun.

hareereysnaan [m.f.dh]
eeg hareereysan. ld hareereysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg