harjadid
(m.f.dh)

eeg harjad². ld harjad¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harjadid

harjad [m.l]
1. H. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso. 2. H. ah: qof mintid ah. 3. ld harjadid.

harjad [m.l]
1. H. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso. 2. H. ah: qof mintid ah. 3. ld harjadid.

harjad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Qof sakaraad hayo rafasho. 2. Qof mintidnimo dheeraad ah muujin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg