haro-xeebeed
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

(juqr.) Biyo gun gaaban oo qayb ahaan ama dhammaan uu liid dhuleed dhuuban badda ka gooyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haro-xeebeed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg