harqaboobe
(m.l) (-bayaal, m.l/dh)

Galab ama subax marka qorraxdu gaabantahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harqaboobe

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg