harqad
(m.dh) (-do, m.l)

1. Gabal maro ah. 2. Galka barkinta. 3. ld harqasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harqad

dharqad [m.l]
ld dharqasho.

hafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Nafley si uu u harqado biyo quusin. 2. Hilib dab ku yacyacoodin.

harqasho [m.f.dh]
eeg harqo. ld harqad (3), hirqad, hirqasho.

kharqad [m.dh] (-do, m.l)
1. Cad ama jeex yar oo maro ah. 2. Hal maro ah oo la geliyo barkimaha. ld harqad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg