harqasho
(m.f.dh)

eeg harqo. ld harqad (3), hirqad, hirqasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harqasho

biyadhac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -dhici)
Xoolo meel biyo leh ka harqasho.

dharqasho [m.f.dh]
eeg dharqo. ld dharqad.

harqad [m.dh] (-do, m.l)
1. Gabal maro ah. 2. Galka barkinta. 3. ld harqasho.

hirqasho [m.f.dh]
ld harqasho.

maashoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Biyo, hadal iwm ku harqasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg