hawllan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof wax hawl haya ahaansho. ld hawlloon, hawshoon.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawllan

hawllanaan [m.dh]
eeg hawllan. ld hawlla-naansho, hawlloonaan, hawlloonaansho.

hawllanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hawllanaan.

hawllanow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-way, -wday)
Wax hawl ku mashquulsan noqosho.

hawlloon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld hawllan.

hawlloonaan [m.dh]
ld hawllanaan.

hawlloonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hawllanaan.

hawshoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld hawllan.

hawshoonaan [m.dh]
ld hawllanaan.

hawshoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hawllanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg