hawlmaalmeed
(m.l)Shaqo maalin la qabto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawlmaalmeed ↴
aqool [m.l] (-llo, m.dh)
1. Waqtiga hawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryaha loo noqdo. 2. Sida cuntada loo qaybiyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg