haybi
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iyay, -isay)

1. Baadi cid weyddiin. 2. Wax cid weyddiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haybi

haybin [m.f.dh]
eeg haybi. ld haybis.

haybis [m.l]
ld haybin.

hay [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-yay, -ysay)
1. (f.g) Wax xafidid. 2. (f.mg) La h.: wax kahelid. 3. (f.mg.) U h.: rati, hal abaahisiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg