haydaar
(m.l)eeg haydaaro. haydaaree
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haydaar ↴
haydaarayn [m.f.dh]
eeg haydaaree. ld haydaarays.
haydaarays [m.l]
ld haydaarayn.
haydaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eeysay)
Cid haydaaro u gaysasho.
haydaaro [m.dh]
1. Dhib, luggooyo iwm oo cid loo geysto. 2. Weyddiin badan oo cid aan wax hayn la weyddiiyo. ld haydaarto.
haydaarto [m.dh]
ld haydaaro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg