haydaaro
(m.dh)1. Dhib, luggooyo iwm oo cid loo geysto. 2. Weyddiin badan oo cid aan wax hayn la weyddiiyo. ld haydaarto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haydaaro ↴
haydaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eeysay)
Cid haydaaro u gaysasho.
haydaarto [m.dh]
ld haydaaro.
haydaar [m.l]
eeg haydaaro. haydaaree
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg