haylan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax hayl lagu suntay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haylan ↴
haylnaan [m.f.dh]
eeg haylan. ld haylnaansho.
hayl [m.l]
Iniino qolof ku dahaaranyahay, oo cuntada, shaaha, iwm lagu udgiyo. ld heyl.
hayl [m.dh] (-lo, m.l)
1. Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo. 2. Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan².
hayl [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ylay, -yshay)
1. Neef summad hayl ah u yeelid. 2. Wax si dherer ah u dillaacin. ld haylaamee, haylyaamee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg