haylid
(m.f.dh)

eeg hayl². ld haylaamayn, haylyaamayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haylid

bakhaylid [m.f.dh]
eeg bakhayl². ld bakhiilid.

dhaylid [m.f.dh]
eeg dhayl².

haylaamayn [m.dh]
ld haylid.

haylyaamayn [m.dh]
ld haylid.

hayl [m.l]
Iniino qolof ku dahaaranyahay, oo cuntada, shaaha, iwm lagu udgiyo. ld heyl.

hayl [m.dh] (-lo, m.l)
1. Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo. 2. Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan².

hayl [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ylay, -yshay)
1. Neef summad hayl ah u yeelid. 2. Wax si dherer ah u dillaacin. ld haylaamee, haylyaamee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg