haysasho
(m.f.dh)eeg hayso. ld haysad, haysi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haysasho ↴
faakihaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faakihayso. ld faakihaysad, faakihaysi. faakihayso, faakihaysad, faakihaysi
bahaysasho [m.f.dh]
eeg bahayso. ld bahaysad, bahaysi.
galshaysasho [m.f.dh]
eeg galshayso. ld galshaysad, galshays.
gows-haysasho [m.f.dh]
eeg gows-hayso. ld gows-haysad.
haysad [m.l]
ld haysasho.
haysi [m.l]
ld haysasho.
isbahaysasho [m.f.dh]
eeg isbahayso. ld isbahasad, isbahaysi.
is-haysasho [m.dh]
(fiis.) Caabbiga ka horjeeda socodka ka dhasha dareere. Ha ahaato, socodka dareere marka uu qulqulayo ama socodka walax adke ah oo dhexmaraaya dareere. I. waxa uu ka dhashaa xoogga isliska ee ka jira dareeraha gudihiisa, waxana sababa xoogga ah isjiidadka ka dhexeeya molikuyuulada dareeraha. ld isjiidasho.
jahaysasho [m.f.dh]
eeg jahayso. ld jahaysad, jahaysi, jihaysad, jihaysasho, jihaysi.