heeraarid
(m.f.dh)

eeg heeraar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heeraarid ↴

heeraar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Timo wareeg ah oo gabdhaha aan weli qaan gaarin loogu reebo madaxa. 2. Ood iwm oo meel ku wareegsan.

heeraar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Gabar yar oo aan weli qaangaarin, iyadoo food loo reebayo dhalada ka xiirid. 2. Ood iwm meel ku wareejin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg