heerid
(m.f.dh)eeg heer².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heerid ↴
asheerid [m.f.dh]
eeg asheer. ld asheerasho.
heer [m.l] (-rar, m.l)
1. Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo. 2. Jago; derejo.
heer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax goyn. 2. Wax heeraar ku samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg