heerin
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)H. ah: gabdho in la guursado darteed isu raaca oo dalka u mara. ld heeran¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heerin ↴
asheerin [m.f.dh]
eeg asheeri.
heeran [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld heerin.
heeran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
1. Wax la jaray noqosho. 2. Heerin u safrid.
heer [m.l] (-rar, m.l)
1. Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo. 2. Jago; derejo.
heer [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax goyn. 2. Wax heeraar ku samayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg