heesid
(m.f.dh)eeg hees².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heesid ↴
codee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
1. U c.: cid la dooranayo cod siin. 2. Ku c.: eray kor u akhriyid si loo maqlo. 3. Wax heesid; wax halaburid.
giis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Cod gaaban ku heesid; guluuluci.
ori [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Kor u dhawaaqid. 2. Cod dheer ku heesid. ld orri.
qaraaxadee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
Cod furan oo aan xabeeb lahayn ku hadlid ama ku heesid.
salsal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
U s.: awr u heesid.
hees [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-so, m.l)
Tix hab dhisan leh oo lagu luuqeeyo.
hees [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Hees qaadid.