heeti
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

1. Xarrago la liicliicid. 2. ld hiti.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heeti

heetin [m.f.dh]
1. eeg heeti. 2. ld heetis.

heetis [m.l]
ld heetin (2).

hiti [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Dhuti. ld heeti (2).

hitin [m.dh]
eeg hiti. ld heetin, heetis.

muurri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Nafley si ayaar ah u dhutin; heetin.

hee [Falkaab | Adverb]
Erey “ku maqlay” ka dhigan oo qofka loo yeeraa yiraahdo. ld heeh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg