hogof
(m.dh) (-gfo, m.l)Iin luguhu la qalloocdaan oo ay isku soo jeestaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hogof ↴
dhogof [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Weel yar oo godan oo wax lagu dhurto.
dhogofsasho [m.f.dh]
eeg dhogofso. ld dhogofsi.
dhogofsi [m.l]
ld dhogofsasho.
dhogofso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Dhogof hoore dardarsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg