hollo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-laday, -latay)

U h.: wax samayntooda damcid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hollo

hollasho [m.f.dh]
eeg hollo. ld hollad.

hollob [m.dh] (-bo, m.l)
Xuub yar, khafiif ah oo ka kaca jirka dadka markuu basaaso ama uu la kulmo cimilo uusan u baran.

toxob [m.dh] (-bo/-byo, m.l)
1. Cadad yaryar oo xalxalleefsan oo dusha iska saarsaaran oo kalluunka iyo haqa qaarkii dhawraarin ahaan, korka kaga rogan. 2. Dadka dubkiisa hollob ka kacda. 3. Lakab taxane ah oo xabagaysan: kaas oo daboola qaybta hawada u baxsan ee geedka. Waxa dhiijiya dubduleedka, shaqadeeda ugu muhiimsanina waxa weeye ka hortagga biyo lunka geedaha.

hol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
Wax isku dayid; tijaabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg