holmi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax holan gelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh holmi

holansad [m.l]
ld holmisasho.

holansasho [m.dh]
ld holmisasho.

holanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld holmiso.

holmin [m.f.dh]
eeg holmi. ld holmis.

holmis [m.l]
ld holmin.

holmisad [m.l]
ld holmisasho.

holmisasho [m.f.dh]
eeg holmiso. ld holansad, holansasho, holmisad.

holmiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-istay, -isatay)
Wax holan ku dubasho. ld holanso.

hol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
Wax isku dayid; tijaabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg