hoobal
(m.l) (-llo, m.dh)1. (riw.) Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha. 2. Qof dheela ciyaaraha. 3. Shaydaanka ugu weyn cayaaraha la tunto. ld hobol.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoobal ↴
hobol [m.l] (-llo, m.dh)
ld hoobal.
hoobalad [m.dh]
Haweeney u go'day fanka iyo suugaanta; fannaanad.
hoobale [m.l]
ld hooyaale.
hooyaale [m.l]
Ereyo lagu luuqeeyo ama lagu heeso, si jaangooyo looga dhigo tixaha gabayga ama heesaha. ld hoobaale, hoobale.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg