hoobi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Ka h.: wax meel ka soo daadin. 2. Nafley layn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoobi

laalacshoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laalacshow². ld laalacshow¹.

bahoobid [m.f.dh]
eeg bahow². ld bahow¹.

batiikhoobid [m.f.dh]
eeg batiikhow.

baylohoobid [m.f.dh]
eeg baylohow.

cadhoobid [m.f.dh]
eeg cadhow.

dhoobid [m.f.dh]
eeg dhoob³.

firshoobid [m.f.dh]
eeg firshow.

hoobin [m.f.dh]
eeg hoobi. ld hoobis.

hoobis [m.l]
ld hoobin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg