hoolid
(m.f.dh)eeg hool. ld hoolis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoolid ↴
xagaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dheri xagaal ka hoolid.
dhalandhoolid [m.f.dh]
eeg dhalandhool². ld dhalandhool¹.
hoolhoolid [m.f.dh]
eeg hoolhool².
hoolis [m.dh]
ld hoolid.
murxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dubka ka qaadid. 2. Wax qaawin. 3. Harag iwm dhogorta ka hoolid. 4. Qof meel madal ah aad ugu canaansho.
qurud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-rday, -rudday; -rdi)
Harag timo ka wada hoolid.
shoolid [m.f.dh]
eeg shool.
xoq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Wax ciddiyaha marmarin. 2. Wax hoolid. 3. Cusbo gaar ah carruur dabada ka gelin. ld xog³.
hool [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
1. Wax xoqid. 2. Timo, dhogor iwm hoobin. 3. Wax dub ka qaadid.