hoolif
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Timo badan oo shuruf leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoolif

yoofil [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Timo aan la firin ee si xun ku dheeraada; yoos; baabbul; hoolif.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg