horan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Xoolo wax biyo loo horay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horan ↴
hornaan [m.f.dh]
eeg horan. ld hornaansho.
wareegto [m.dh]
Ciyaar ragga u gaar ah oo laga yaqaan Shabellada Dhexe iyo Shabellada Hoose, asalkeeda horana ciyaar dagaal ayay ahayd.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg