horor
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

H. ah: qof ama dugaag xoog wax ku qaata.

horor
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Xoog wax ku qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horor

fiid-horor [m.l]
1. Weerar dad lagu qaaday waqti fiid ah. 2. ld fiid-gooyo.

fiid-horor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Waqti fiid ah dad weerar ku qaadid. 2. Fiid-horaad wax qabasho.

fiid-hororid [m.f.dh]
eeg fiid-horor².

haw [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo hororidda ama haliilidda.

hororid [m.f.dh]
eeg horor².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg