horujeed
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-dyo, m.dh)

1. Qof wax hareerihiisa ka socda aan la socon. 2. Arday quraankii weli wada oo aan naqtiin gaarin. 3. Qof daacadnimo badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horujeed

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg